Demonstration against Al Shabaab terrorists taking place today in Mogadishu
Aug 05 (Jowhar.com) - There is a heavy demonstration in Mogadishu against the terrorist group Al-Shabaab, which was organized by the government of Somalia.
Al-Shabaab prisoners escaped from a prison in Galkayo
Aug 05 (Jowhar.com)-Four of the men who have been found guilty by the Puntland courts of murders, bombings and belonging to the Al-Shabaab group escaped last night from a special base in the East of Galkayo, the capital of Mudug region.
Maxaabiis Al-Shabaab ah oo ka baxsatay xabsi ku yaala magaalada Gaalkacyo
Aug 05 (Jowhar.com)-Afar kamid ah rag maxkamadaha Puntland horay ugu heleen dembiyo isugu jira dilal, qaraxyo iyo kamid ahaanshaha kooxda Shabaab ayaa xalay ka baxsaday saldhig gaar ah oo kuyaal Bariga magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka…
Banaanbax ka dhan ah Shabaab oo maanta ka dhacaya magaalada Muqdisho
Aug 05 (Jowhar.com)-Waxaa magaalada Muqdisho ka socdo qaban qaabada dibadbax culus oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab, kaasoo ay soo qaban qaabisay dowladda Soomaaliya.
Iran Vows Revenge After Killing of Hamas Official Haniyeh
Aug 04 (Jowhar.com) - Iran's Revolutionary Guards (IRGC) said that a "close-up" missile was dropped from a location not far from a guest house in Tehran.
Hamse appointed the Director General of the East African Community
Aug 04 (Jowhar.com) - The Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, Mr. Hamse Abdi Barre, has appointed Mohamed Isaaq Ibrahim (Fatir) as the Director General of the East African Community.
The court of Banadir region sentenced a girl who was popular on social media to prison
Aug 04 (Jowhar.com) - The court of Banadir region has issued a verdict today in a case against young people who are famous in social media, especially TikTok, who are accused of public incitement, inciting civil war and spreading…
Hamze took strict measures to hold accountable the officers who worked in the attacked areas
Aug 04 (Jowhar.com) - The Prime Minister of the Government of the Federal Republic of Somalia, Mr. Hamsa Abdi Barre, who visited the Erdogan hospital tonight to the people who were injured in the barbaric act of the terrorist groups in Lido…
Cali Guudlaawe:”Laga Bilaabo maanta Deegaanka Biyo-Cadde waa degmo Buuxda”
Aug 04 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo booqasho ku tegey deegaanka Biyo Cadde ee gobolka Sh/dhexe ayaa ku dhawaaqay in laga bilaabo maanta ay tahay Biyacdde degmo buuxda.
Xamse oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Bulshada Bariga Afrika
Aug 04 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa u magacaabay Maxamed Isaaq Ibraahim (Fatiir) inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Bulshada Bariga Afrika (East African Community).