Milkilihi Hiiraan.com Axmed Guure oo ku geeriyooday Ottawa
Jul 29 (Jowhar.com)-Marxuum Axmed Xaaji Cilmi Guure (Guure)ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Ottawa ee dalka Canada. ka dib markii uu muddo dheer xanuunsanaa.Marxuumka ayaa ka tagay taariikh aad u saraysa oo dhinaca duulista iyo…
DFS oo culeys hor leh saartay ganacsatada Alaabaha kala soo dagta dekeda magaalada Muqdisho
Jul 29 (Jowhar.com)-Iyadoo Wasaaradda Maaliyadda ay kordhisay canshuuraha kala duwan ee laga qaado Dekeda Muqdisho ayaa waxaa haatan soo kordhay in Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ay siisay qandaraas shirkad lagu magacaabo Total…
Erdogan oo ku dhawaaqay inuu toos u faragelin doono dagaalka Gaza
Jul 29(Jowhar.com)-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Axaddii shalay sheegay, in laga yaabo in Turkiga uu gudaha u galo Isra’il, si la mid ah sidi ay horay uga sameeyeen Liibiya iyo Nagorno-Karabakh, balse ma uusan faah-faahin…
Cabsi laga qabo dagaal toos ah oo dhex mara Israil iyo Xisbullah oo xoogeystey
Jul 27 (Jowhar.com)-Israa'iil ayaa ku hanjabtay in ururka Xisbullah ay ka qoomameyn doonaan weerar ka dhacay garoon kubbadda cagta ee lagu dilay 12 carruur ah taasoo ay ku eedeysay inay ka dambeysay.
Israa'iil ayaa ku hanjabtay in Ururka…
Imaaraadka Carabta oo Muqdisho ka furay Xarunta Codsiga Dal-ku-galka ee (VISA) si loo Xoojiyo…
Jul 28 (Jowhar.com)-Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa dhawaan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ka furatay xarun lagu dalbado dal ku gal. Talaabadan ayaa ku soo aadeysa, iyadoo ay qeyb ka tahay dadaallada Imaaraadka uu ku xoojinayo…
UAE Opens Visa Application Center in Mogadishu to Strengthen Relations with Somalia
The United Arab Emirates (UAE) has recently opened a visa application center in Mogadishu, the capital city of Somalia. This move comes as part of the UAE's efforts to strengthen relations with Somalia and facilitate travel for Somalian…
Government Forces Evict Residents from Ministry of Internal Affairs Territory in Mogadishu
Jul 27 (Jowhar.com) - This news from Mogadishu states that the people living in the territory of the Ministry of Internal Affairs of Somalia have been moved from where they have been living for a while.
Shir ku saabsan xasilinta deegaanadii laga saaray Shabaab oo ka dhacay Muqdisho
Jul 27 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay shirka isku dubarridka barnaamijka xasilinta.
Ciidamada dowladda oo shacabkii daganaa si qasab ah uga saaray dhulka wasaarada arrimaha gudaha
Jul 27 (Jowhar.com)-Wararkanka imanaya magaalada Muqdisho ataa sheegaya in Dadkii daganaa dhulkii Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya saakay laga rarayo halkaas oo ay muddo daganaayeen.
Turkish Parliament has approved the deployment of its Navy to Somalia
July 27 (Jowhar.com) - The Parliament of Turkey today approved President Recep Tayyip Erdogan's proposal to send naval forces to Somalia, to be part of the implementation of the Defense and Economic Agreement between the two countries.