Xildhibaanada iyo Wasiirada Beelaha D&M oo 24 Saac u qabtay ra’iisul wasaare Xamze
Jul 20 (Jowhar.com)-Xildhibaano iyo Wasiiro ka soo jeeda Beelaha D&M oo shir ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ayaa waxay isla garteen tallaabada ay qaadayaan haddii muddo 24 saac gudahood lagu magacaabi waayo xilka Ra’iisul Wasaare…