Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal ka dhacay duleedka Dhuusamareeb
Aug 20(Jowhar)-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal xooggan oo ka dhacay deegaanka Bidhaan-dheere oo hoostaga Magaalada Dhuusamareeb.Gacan ka hadalkan oo ka dhashey muran dhul ayaa sababey dhimashada Saddex!--more-->…