Ciidamada Dowlada oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Ceel Hareeri
Jun 07 (Jowhar) Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan lagu diley saddex ka tirsan madaxda Alshabaab u qaabilsanaa howlo kala duwan.
Israeli Strikes Result in 45 Fatalities in Gaza, According to Medics
Forty-five individuals have lost their lives due to Israeli attacks on Gaza, according to local medics, as Israel reported recovering the body of a Thai hostage who had been in captivity since Hamas's assault on October 7, 2023.
Ruushka oo markii labaad duqeyn ka fuliyay dalka Ukraine
Jun 07 (Jowhar) Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay in ka badan 20 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii Ruushka uu duqeymo ka fuliyay dalka Ukraine,kuwaasoo isugu jira gantaallo, iyo diyaarado aan duuliye lahayn.
Falanqeyn: Dabintii lala helay Farmaajo
Jun 07 (Jowhar) Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, madaxweynihii hore ee Soomaaliya (2017-2022), ayaa mar kale lala helay dabin siyaasadeed oo ay u dejiyeen mucaaradkiisa & kooxdii hore ee Farmaajo katageen.
Madasha Samatabixinta…
Madasha Samatabixinta oo ka horyimid hannaanka loo xulayo Guddiga Xuquuqul Insaanka
Jun 07 (Jowhar) Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin inta badan madaxdii hore ee dalka ayaa ku baaqday in si degdeg ah loo hakiyo habka loo xulaayo gudiga madaxabanaan ee xuquuqul insaanka.
US Judge Halts Trump’s Ban on Foreign Students at Harvard
A federal judge in Boston has temporarily blocked US President Donald Trump from preventing foreign nationals from entering the US to study or take part in exchange programs at Harvard University.
From Allies to Adversaries: The Downfall of the Trump-Musk Alliance
During a private meeting with White House officials on Wednesday, Donald Trump showed no signs of a potential public fallout with Elon Musk, the billionaire who played a significant role in his re-election campaign.
Lebanon Claims Israel Violated Ceasefire in a ‘Flagrant’ Manner
Lebanese officials have denounced Israeli assaults on Beirut from overnight, characterizing them as "flagrant" breaches of the ceasefire between the two nations.
Inside the Story: Challenges in Nursing Home Care and the Trump-Musk Split
The RTÉ Investigates documentary examining care at one of Ireland's top nursing home providers uncovered numerous instances of care deficiencies.
Trump Uninterested in Engaging with Musk, According to White House Official
The US President, Donald Trump, has no interest in engaging with his former ally, Elon Musk, amidst a contentious dispute regarding the president's substantial tax-cut bill, according to a White House official, who confirmed that no…