Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo shirkadda Starlink siisay rukhsadda adeegga internetka
Apr 13 (Jowhar)-Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa maanta siisay Shirkadda Starlink rukhsadda isgaarsiineed oo ay kaga howlgeleyso dalka. Munaasabadda guddoonsiinta oo ka dhacday caasimadda waxaa ka soo qeybgalay mas’uuliyiin ka socda…