Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal ciidanka Puntland iyo PSF ku dhexmaray Garowe
Mar 22(Jowhar)-Inta la xaqiijiyey laba askari ayaa ku dhimtay ilaa afar kale oo uu ku jiro Taliyihii Garoonka Diyaaradaha Garoowe waa ku dhaawacmeen; ka dib israsaaseyn kaantaroolka bari ee caasimadda Garoowe ku dhexmartay ciidanka…