Xasan Sheekh oo Warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Britain
Jun 03 (Jowhar) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya danjire Charles King.
Father of Six Fatally Attacked at Gaza Aid Site Over a Piece of Bread
Cries of sorrow resonated throughout Nasser Hospital in southern Gaza as many gathered to honor Hossam Wafi, a father of six who was killed while trying to secure supplies for his family.
Bill Gates oo $200 bilyan ku maalgelinaya Qaarada Afrika
Jun 03 (Jowhar)-Aasaasaha Microsoft. Bill Gates ayaa sheegay in hantidiisa oo dhan $200bn (£150bn) ay ku bixin doonto horumarinta adeegyada caafimaadka iyo waxbarashada Afrika 20-ka sano ee soo socda.
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo booqasho ku tegey magaalada Carta
Jun 03 (Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa maanta booqday magaalada taariikhiga ah ee Carta oo ahayd halkii lagu soo unkay Jamhuuriyadda…
Australian Woman Charged in Triple Mushroom Murders Emotional in Court
An Australian woman, accused of murdering three elderly relatives of her estranged husband with a meal containing poisonous mushrooms, wept during questioning about expletive-laden messages directed at the victims, in a case that has…
Shirweynaha Qaran ee maareynta hubka oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay
Jun 03 (Jowhar)- Ku Simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS, Saalax Axmed Jaamac, ayaa soo xiray shirweynaha Qaran ee maareynta hubka, rasaasta, iyo ka hortagga qaraxyada macmalka ah, kaas oo muddo labo maalmood ah…
At Least 27 Reported Dead Near Gaza Aid Distribution Center
At least 27 individuals lost their lives and many more were injured due to Israeli gunfire near a food distribution point in southern Gaza, according to local health officials. This incident marks the third consecutive day of turmoil…
AUSSOM oo beenisay in diyaarad helicopter ah Shabaab uga soo rideen Xawaadley
Jun 03 (Jowhar) Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa xaqiijiyay in Ciidamadii Burundi ee ku sugnaa saldhigga hore ee Xawaadley, oo ku yaalla waqooyi-bari Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, si nabad…
Israel oo 24 qof Falastiiniyiin ah ku dishay xero gargaar lagu iibiyo oo Qaza ki taalo
Jun 03(Jowhar) Agaasimaha Guud ee cisbitaalka Nasser ee Khan Younis ayaa sheegay in 24 qof ay dhinteen 37 kalena ay ku dhaawacmeen “kaddib markii ciidamada Israel ay rasaas ku fureen dad rayid ah oo gargaar ku sugayay Rafah.
Injuries Surge to 109 During Liverpool Victory Parade
The number of individuals reported injured in the Liverpool victory parade crash has increased to 109, with four people still hospitalized, according to Merseyside Police.