Madaxweyne Xasan oo kulan gaar ah la qaatay hoggaanka howlgalada ciidanka cirka Soomaaliya
Mar 17 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Hoggaanka Howlgallada Ciidamada Cirka Soomaaliyeed ayaa ka dhagaystay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah argagixisada,…