Inkabadan 100 xildhibaan oo diiday go’aankii ka dhanka ahaa xildhibaan Abiib
Mar 15(Jowhar)-Inka badan Boqol Xildhibaan oo katirsan Golaha shacabka BJFS ayaa Sharci daro ku tilmaamay go’aankii uu maanta ku dhawaaqay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe,kaas oo ahaa in xildhibaan Cabdullaahi Xaashi…