Dowladda Soomaaliya oo maanta heshay laba diyaarad Drone ah oo duqeymo fuliya
Mar 18 (Jowhar)-Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ay soo gaartay labo ka mid ah diyaaraddaha Drone-ka ee loo yaqaano Akinci oo ka weyn tan TB2 oo horay dowladda Soomaaliya loogu deeqay, horayna uga qeyb qaadatay howlgalo duqeyn ah.Haddaba!--more-->…