Mareykanka oo duqeyn xooggan kooxda Daacish kula eegatay deegaanka Miiraale
Mar 29(Jowhar)Dawladda Mareykanka ayaa duqeymo xoogan oo bartilmaameedyo kale duwan leh ka fulisay Buuraleyda Calmiskaat,oo ay ciidanka Puntland kula dagaalamayaan kooxda Argagixiso ee Daacish.Duqeymaha ayaa ka dhacay goobo kale!--more-->…