Cali Guudlaawe oo shir guddoomiyay kulan loogaga hadlayo Amniga
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga oo maanta ka dhacay Magaalada Beledweyne.Shirka amniga oo ay kasoo qeybgaleen Wasiirka Amniga Dowladda Hirshabeelle, Maamulka!--more-->…