Sucuudiga oo xukun dil ah ku fulisay muwaadin Soomaaliyeed
Feb 15(Jowhar)Dowladda Sacuudiga ayaa maanta qisaastay nin Soomaali ah, ka dib markii lagu helay in dalka Sacuudiga uu soo galiyay mukhaadaraad.Ninkan Soomaaliga ah ee dilka qisaasta ah lagu fuliyay ayaa ka mid ahaa 45 maxaabiis!--more-->…