Trump oo saxiixay Sharciga Tariifada sheegayna in ay u baahan yihiin Soo galooti badan
Apr 02(Jowhar)-Madaxweynaha Maraykanka ayaa qabtay xafladii uu ku saxiixayay go’aano la wada sugayay si uu ugu soo bandhigo canshuuraha laga qaado wadamo badan oo ay ku jiraan kuwa qaarada Yurub.Trump ayaa ku dhawaaqay canshuur dhan 25!--more-->…