Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

Mar 24 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay maanta oo Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Fransisco Madiera.
Kulankan ayaa waxa ay madaxda ugaga hadleen kaalinta AMISOM ee amniga doorashooyinka iyo guud ahaan dalka.

Waxa uu kulankan yimid kadib markii shalay weeraro dad badan oo ay ka mid ahayd xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi ay ku dhinteen weeraro iyo qaraxyo ka dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Beledweyne.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More