Tirinta codadka wareegga koowaad oo la soo gabagabeeyay

April 27 (Jowhar.com)- Waxaa soo dhamaaday codeynta iyo tirinta wareegga koowaad ee doorashada guddoomiyaha golaha Shacabka.

Musharaxiinta u tartamaysay xilkan ayaa waxaa ay u kala heleen sidan;

Xasan Cabdi Nuur oo helay 98 cod

Sheekh Aadan Madoobe 74 cod

Cabdulaahi Balack 33 cod

Aadan Saransoor 24 cod

Shariif Cabdalla 13 cod

Cabdirashiid Xiddig 6 cod

Xildhibaan Saadaq 4 cod

Waxaa la filayaa in wareegga labaad lagu kala baxo oo ay ku tartamaan Xasan Cabdi Nuur iyo Sheekh Aadan Madoobe.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More