War Deg-deg ah; Qarax lagu diley xildhibaan Aamina oo ka dhacay Beledweyne

Mar 23 (Jowhar.com) – Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in qarax lagu diley xildhibaan Aamin Maxamed Cabdi oo ka mid ahayd musharaxiinta u tartamaysa kursiga HOP135.

Qaraxan ayaa la sheegay inuu ka dhacay gudaha xerada sida weyn loo ilaaliyo ee Lamagalaay.

Xildhibaan Aamina ayaa ahayd gabar aqoonyahan oo si weyn uga soo horjeeday maamulka Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo.
wixi faahfaahin ah kala soco jowhar.com

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More