Wasaarada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta oo beenisay warar Alshabaab ay baahiyeen

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta xukuumada Soomaaliya ayaa ka hadashay barnaamijyo taxane ah oo Alshabaab ku baahiyaan afkaartooda.

War-saxaafaddeed kasoo baxay wasaaradda aw-qaafta ayaa lagu sheegay in muuqaallada Alshabaab baahinayso ay cudur daar ugu raadinayso fikradaheeda qaldan ee kasoo horjeeda diinta.

Ugu dambeyntii war Saxaafadeedka ayaa wasaaradu ku baaqday shirweyne ay isugu yimaadaan culumaa’udiinka Soomaaliyeed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More