Wasiirkii hore ee Amniga Cabdirizaq Cumar oo ku guuleystey Doorashada Kursiga HOP011

Mar 24 (Jowhar.com)-Wasiirkii hore ee Amniga Cabdirazaaq Cumar Maxamed ayaa markale loo doortay xildhibaan golaha shacabka afarta sano ee soo socota kadib markii uu ka guuleystey Musharax Maxamed Cumar oo la tartamayay.

Doorashada oo ahayd hal Wareeg ayaa waxaa Murashax Cabdirisaaq Cumar Maxamwd helay 55 cod halka Murashaxii kale ee Mudane Maxamed Cumar Barrow helay 46. Wax cod ah oo halaabay ma jirin.

Sida daraadeed natiiijada Hordhaca ah ee BFS waxaa ku guulaystay Mudane Cabdirisaq Cumar Maxamed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More