Ajandaha Kulanka Golaha Shacabka caawa oo la shaaciyay

April 27 (Jowhar.com)-Ajandaha kulanka caawa ay yeelanayaan golaha shacabka ayaa la shaaciyay iyadoo lagu wado in goor dhow uu bilowdo kulanka oo lagu dooranayo guddoonka baarlamaanka.

Qoraalka Ajandaha oo ay saxaafadu heshay ayaa waxaa ka mid ah dhaarinta xildhibaano iyo weliba doorashada guddoonka golaha shacabka.

Kulanka baarlamaanka oo lagu waday in saaka uu furmo ayaa dib u dhac uu ku yimid kadib markii uu khilaaf ka dhashay sugidda ammaanka.

Kala soco wararka ugu dambeeya ee doorashada guddoonka baarlamanka shabakada www.jowhar.com

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More