Kooxda Xamaas oo maanta sii deyneysa 10 Isra’iliiyiin ah oo ay ku jiraan kuwo dhintay
Feb 19(Jowhar)Xamaas iyo Israa'iil ayaa Talaadadi ku dhawaaqay in ay gaareen heshiis lagu sii deeynayo 10 ka mid ah Isra’iiliyiinta lagu hayo Gaza, kuwaas oo afar ka mid ahi ay dhinteen, balse meydkooda la siin doono Isra’il.