James Swan oo ka dagay Kismaayo, kulan gaar ahna la leh Axmed Madoobe
Oct 13 (Jowhar)-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa xilligan kulan kula leh Xarunta Madaxtooyada Kismaayo Kusimaha Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan oo saaka safar ku tagay Kismaayo.