Mareykanka, Qatar iyo Ingiriiska oo $10.5 million ugu deeqay Soomaaliya, si abaarta wax looga qabto
Jun. 05 (Jowhar.com)-Lacag dhan 10.5 milyan oo doolar oo gargaar abaaraha iyo u adkeysiga ah ayaa loogu deeqayaa Soomaaliya iyadoo ay iska kaashanayaan Sanduuqa Horumarinta Qatar, Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Mareykanka iyo…