Xukuumadda oo sheegtay in caafimaad dibadda ah loo qaadayo dhaawacyada culus.
Oct. 30 (Jowhar.com) -Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa booqdey Isbitaalada la geeyey dadkii ku dhaawacmey Qaraxyadii mataanaha ahaa ee Zoobe.