ISIS oo 15 qof ku dishay Iran, 40 kalena dhaawacday.

Oct. 27 (Jowhar.com) -Dalka Iran, dablay hubaysan ayaa waxay rasaas ku fureen dadweyne ku sugan goob ay shiicadu ka barakaysato, waxayna halkaas ku dileen illaa 15 qof, halka ay dhaawaceen 40 qof oo kale, sida laga soo xigtay ilo rasmi ah.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More