Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ku eedeeyay Farmaajo inuu wado abaabul dagaal ka dhan ah Rooble
Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdulaahi Farmaajo inuu wado abaabul ka dhan ah Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.