Xaflad lagu maamuusayay 22 sano guuradi ka soo wareegtay aasaaska jaamacada SIMAD oo Muqdisho lagu…
Xaflad ballaran oo lagu maamuusay 22 sano guuradii ka soo wareegtay marki la aas aasay Jamacadda SIMAD oo soo martay marxalado kala duwan ayaa maanta lagu qabtay xarunta weyn ee Jaamacadda ee magaladda Muqdisho.