Trump oo diiday 34 Dacwad oo lagu soo oogay lana sii daayay
Apr. 04 (Jowhar.com)-Madaxweynahii hore ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ka tagay maxkamada dambiyada Manhattan halkaas oo uu iska diiday 34 dacwad oo dambi ah oo lagu soo oogay.