Gaashaanbuurta Nato oo maanta soo dhaweyneysa xubinimada Finland
Apr. 04 (Jowhar.com)-Calanka Finland ayaa lagu wadaa in laga taago xarunta gaashaanbuurta Nato ee magaalada Brussels, si loo xuso dalka dariska la ah galbeedka ee Ruushka oo noqonaya xubinta 31-aad ee xulafada reer galbeedka.