Alshabaab oo weerar Qaraxyo ku bilowday ku qaaday deegaanka Budbud
Apr. 19 (Jowhar.com)-Wararka ka imanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday fariisimo ay ciidamada dowlada ku lahaayeen deegaanka Budbud oo ka tirsan degmada Galcad ee gobolka Galgaduud.