Guddiga Doorashooyinka oo sheegay inay bilaabayaan bixinta shahaadooyinka xildhibaanada
April 01 (Jowhar.com) – Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Federalka FEIT ayaa sheegay inay bilaabayaan maalinta berrito ah bixinta shahaadada xildhibaanada.