Beesha Caalamka oo war ka soo saartay Dhammaystirka Geedi-Socodka Doorashada
April 05 (Jowhar.com)- War Saxaafadeed ay soo saareen Beesha Caalamka ayaa lagu soo dhaweeyay heerka gabagabada ah ee ay marayaan Tallaabada Gabo-gabada ah ee Dhammaystirka Geedi-socodka Doorashada.