Browsing Category
NEWS
NEWS
Dowlada oo sheegtay in heshiis laga gaaray Arrimaha Doorashooyinka
Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa sheegay in heshiis laga gaaray arrimaha doorashooyinka kadib kulan maalmo qaatay oo weli ka socda magaalada Muqdisho
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa khudbad uu galabta u…
Qaar ka mid ah musharaxiinta oo kulan ku yeeshay hoyga Xasan Sheekh Maxamuud
Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sheikh Mohamud ayaa hoygiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaarihii hore ahna Musharax Madaxweyne Xasan Ali Khaire, Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka ahna Musharax Madaxweyne Shariif Hassan Shiikh Aaden iyo iyo…
Xilliga la soo gabagabeynayo kulanka Madasha Qaran oo la shaaciyay
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee arrimaha Doorashooyinka oo uu shir guddoominayo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Wasaare Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa galay maalintiisi afraad, waxaana laga gaaray natiijo…
Heshiis hordhac ah oo laga gaaray beelo ku dagaalamay Beledweyne
Waxaa Maanta heshiis hordhac ah laga gaaray dagaaladii u dhexeeyay maleeshiyo beeleedyo ku dagaalamay deegaano hoostega magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
Maxkamada Ciidamada oo xabsi daa’in ku xukuntay rag lagu eedeeyay inay ka tirsanaayeen Al…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay xukun ku riday laba Nin oo lagu helay inay ka tirsan yihiin Ururka Al-Shabaab kana qeyb qaateen weeraro.
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo maanta ka hadlaya xaalada dalka Soomaaliya
Golaha Ammaanka ee QM oo Maanta oo talaado ah shir gaar ah ka yeelan doonaa xaaladda dalka Soomaaliya, sida uu shaaciyay xaafiiska Qaramada Midoobay ee Somaliya.
Shirka Wadatashiga Qaran oo maanta galay maalintii afaraad
Shirka Wadatashiga Qaran ee ka furmay Sabtidii aynu ka soo gudubnay magaalada Muqdisho ayaa maanta galay maalintiisii afaraad iyadoo ay jirto rajo ah inuu shirka heshiis lagu gaaro.
Wabiga Shabelle oo bilaabay inuu ku fataho xaafado ka mid ah Beledweyne
Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in wabiga Shabeelle uu ku fatahay xaafado ka mid ah magaalada Beledweyne.
Ganacsade Soomaali ah oo xaaskiisa ku dishey dalka Koofur Afrika
Ganacsade Soomaali ah oo ka mid ah dadka ku ganacsada dalka Koofur Afrika ayaa lagu diley xaafada Mayfair ee magaalada Johannesburg.
Milatari xabsiga dhigey Madaxweyne iyo Ra’iisul Wasaare wadan Afrikaan ah
Wararka ka imanaya dalka Mali ayaa sheegaya in Milatariga dalkaasi ay xabsiga u taxaabeen Madaxweynaha, Ra’isul Wasaaraha iyo Wasiirka Difaaca ee dowladda kumeel gaarka ah ee dalkaas.
Faahfaahin ka soo baxaysa Bam lagu weeraray Xarunta Baarlamaanka Hirshabelle
Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah oo ku saabsan bam gacmeed caawa lagu weeraray xarunta baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabelle.
Dowlada oo sheegtay in kulankii Ra’iisul Wasaaraha iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare uu guul ku soo…
Dowlada Federalka ayaa shaacisay in kulan ay goor dhow yeesheen ra'iisul Wasaare Maxamed Rooble iyo guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi uu guul ku soo dhamaaday.
Afhayeen xukuumada Maxamed Ibraahin Nuur ayaa bartiisa facebook waxa uu ku…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa waxaa u socdo kulan ay uga hadlayaan arrimaha cakiran ee ka taagan Doorashada xubnaha Somaliland, iyadoo la filayo in Guddoomiye Cabdi Xaashi shir jaraa’id qabto kulanka kaddib.
Majmaca Culumaa’udiinka Soomaaliyeed oo taageray Shirka Arrimaha Doorashooyinka
Majmaca Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa ay taageero u muujiyeen shirka arrimaha doorashooyinka oo ka socda magaalada Muqdisho.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo la kulmay qaar kamid ah madaxda Maamul Goboleedyada
Kulan gaar ah oo albaabada u xirnaa ayaa xalay dhex maray hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, ahna Musharax Madaxweyne C/raxmaan C/shakuur iyo Madaxweynayaasha dawlad Goboleedyada Galmudug, Puntland iyo Koofur Galbeed.
Maraykanka oo xayiraad fiisaha ah ku soo rogay madax Itoobiyaan iyo Eriteriyaan ah
Mareykanka ayaa ku soo rogay xayiraadaha fiisaha madax ka soo jeeda dalalka Itoobiya iyo Eriteriya ee lagu eedeeyay ku lug lahaanshaha dagaalka lix biloodlaha ah ee ka socda gobolka Tigreega ee Itoobiya.