Browsing Category

NEWS

NEWS

Kulamo kala gaar gaar ah oo xalay Muqdisho ka dhacay

Madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland ayaa waxa ay la kulmeen Siyaasiyiinta gobolada Waqooyiga oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Mahdi Guuleed, kulankan ayaa looga hadlay xalinta tabashooyinka ka jira kuraasta Somaliland iyo…

Dad ku dhintay Waro ay ku dabaalanayeen

Illaa iyo shan carruur ah oo labo ka mid ah ay hablo yihiin oo rabay inay ku dabaashaan waro ku yaalla agagaaraha magaalada Garowe ayaa toddobaadyadii u dambeysay ku dhintay halkaas.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More