Browsing Category
NEWS
NEWS
Deg deg: Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qarax Ismiidaamain ah oo ka dhacay Muqdisho
July. 14 (Jowhar.com)-Faah faahino dheerada ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax xooggan oo imsiidaamin ahaa oo goordhow ka dhacay qeybo kamid ah degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.
Wararkii u danbeeyay weerar Shabaab ay ku qaaday Waqooyi bari Kenya
July. 14 (Jowhar.com)-Wararka ka imaanaya deegaanka Wargaduud ee maagaalada Mandera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in saqdii dhexe ee xalay ay halkaasi weerar ku qaadeen koox loo maleeynayo inay ka tirsanyihiin ururka Al…
WHO oo eedeyn culus u jeedisay Somaliland, kana carootay weerarka xarun caafimaad
July. 14 (Jowhar.com)-Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegtay, inay ka xun tahay isla markaana ay cambaaraynayso weerarkii ugu dambeeyay ee lagu qaaday xarun caafimaad oo ku taala magaalada Laascaanood, 11kii bishan July 2023,…
Xoghayaha guud ee Q.Midoobe oo warqad u diray madaxweynaha Ruushka
July. 14 (Jowhar.com)-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa warqad u diray madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin, si uu ugu qanciyo Ruushku inaanu hakin hindisaha debedda loogu dhoofiyo sarreenka laga raro dekedaha…
War Murtiyeed laga soo saaray Shirkii Wadatashiga ee ka socday Muqdisho
July. 13 (Jowhar.com)-Shir ka soconayey muddo laba maalmood ah Hotel Decale ee magaalada Muqdisho una dhexeeyay Madaxda Dowlada Federalka,qaar kamid ah madaxdii hore ee dalka iyo siyaasiyiin ayaa la soo gabagabeeyay iyadoo laga soo saaray…
Al shabaab oo la wareegay deegaankii ugu horeeyay ee ay ka baxeen ciidamada ATMIS
July. 13 (Jowhar.com)-Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa weeraray oo la wareegay deegaanka Geriley ee gobolka Gedo, oo ay dhawaan ka baxeen ciidamada nabad ilaalinta ee ka socda dalka Kenya.
Ergayga Madaxweynaha Arrimaha Somaliland oo la kulmay wakiilka QM ee Soomaaliya
July. 13 (Jowhar.com)-Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka u qaabilsan arrimaha Somaliland Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa kullan muhiim ah la qaatay wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Catriona…
Golaha Wasiirada oo Ansixiyay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha
July. 13 (Jowhar.com)-Shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ansixiyay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo…
Xamze, Aadan Madoobe iyo C/xaashi oo ku biiray shirka Muqdisho
July. 13 (Jowhar.com)-Waxaa maalinkii labaad galay shirka u dhexeeya madaxda dowladda Soomalaiya iyo madaxdii hore, iyadoo maanta shirka ay kusoo biireen mas'uuliyiin cusub.
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo diiday inay hor fariisato madaxweynaha Israa’iil
July. 13 (Jowhar.com)-Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa diidday inay ka qeybgasho hadal-jeedinta madaxweynaha Israa'iil Isaac Herzog oo lagu wado inuu Arbacada soo socota khudbad ka jeediyo fadhiga wadajirka ah ee…
Muxuu ra’iisul wasaare Xamze kala hadlay Gaas iyo C C/rashiid?
July. 13 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay hoygiisa casho sharaf ugu sameeyay labo kamid ah Ra’iisul Wasaarayaashii dalka soo maray oo kala ah Mudane Dr.…
NATO summit: in the absence of membership, Ukraine obtains new security guarantees
On the second and final day of the NATO summit in Vilnius and almost 18 months after the start of the Russian invasion, Ukrainian President Volodymyr Zelensky obtained new security guarantees for his country.
Abiye Axmed iyo Sisi oo ka wada hadlay biyo-xireenka wabiga Nile
July. 13 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Arbacadii ka wadahadlay xiisadda Suudaan, xiriirka labada dal iyo biyo xireenka weyn ee Itoobiya ay ka sameyneyso webiga Nile,…
Wasiirka Cusub ee Maaliyadda oo Xilka La Wareegay
July. 12 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xilalka u kala wareejiyay Wasiiradda cusub ee Wasaaradaha Maaliyadda, Mudane Biixi Iimaan Cige iyo Wasiirkii hore…
Dibadbaxyo rabshado wata oo ka socda magaalada Nairobi
July. 12 (Jowhar.com)-Booliska Kenya ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa ku furay dibad-baxayaal dhegaha ka furaystay mamnuucis ay booliska saareen mudaaharaadyo uu ku baaqay hoggaamiyaha mucaaradka Raila Odinga, oo ka dhan canshuur kordhin ay…
Madaxweyne Xasan oo furay Shirka wadatashiga madaxdii hore iyo siyaasiyiinta ee magaalada Muqdisho
July. 12 (Jowhar.com)-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay shir wadatashi ah oo uu la qaadanayo Madaxdii Hore iyo siyaasiyiinta dalka.