Browsing Category
NEWS
NEWS
Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalo maanta ka dhacay deegaanka Daru-Nicma
June. 30 (Jowhar.com)-Wararkii ugu dambeeyay ee ka imanaya deegaanka daru-Nicma oo hoostaga degmada Runil-Good ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dowlada iyo kuwa deegaanka ay dib ula wareegeen degaanka.
Asylum seekers: discussions blocked in Brussels by Hungary and Poland
Hungarian Prime Minister Viktor Orban, at odds with Poland against European asylum reform, on Friday justified the blocking of discussions at the European summit in Brussels in the name of a "fight for freedom".
Ciidanka Haramcad oo burburiyay saldhigyo Shabaab ku lahaayeen Sh.hoose
June. 30 (Jowhar.com)-Ciidanka booliska gaarka ah ee Haramcad ayaa howlgal culus ka fuliyay deegaano duleedka ka ah degmada Afgooye ee gobolka Sh.hoose.
Xogta saldhigyada ilaa hada ATMIS ay ku wareejisay ciidamadda Soomaaliya
June. 30 (Jowhar.com)-Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa sheegay inay wareejiyeen maamulka iyo gacan ku haynta laba saldhigyo milatari oo kale, iyadoo ay sii socoto hawsha lagu dhimayo ciidamada ATMIS ee ka hawlgala Soomaaliya.
Generaalada Ruushka Gerasimov iyo Surovikin oo la waayay ka dib Kacdoonkii Wagner
June. 29 (Jowhar.com)-Taliyayaashii ugu Sarreeyey ciidamada Ruushka, ayaa la la' yahay kadib markii uu Fashilmay Calooshood-u-shaqaystayaal la doonayey in lagu Afgambiyo Hoggaanka Sare ee Millateriga.
Alexei Dioumin, Putin’s former bodyguard who could benefit from Wagner’s rebellion
Five days after the aborted coup by Evguéni Prigojine, the head of the Wagner Group, Russian Defense Minister Sergei Choigou, appears in the hot seat. One name regularly comes up to replace him: Alexei Dioumin, a former bodyguard of…
Cali Jeyte oo diiday casuumaad uu u fidiyay madaxweyne Xasan Sheekh
June. 29 (Jowhar.com)-Gudoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa iska diiday casuumaad uu u fidiyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, taasoo la xiriirtay inuu soo gaaro magaalada caasimada ah ee Muqdisho.
Mali oo dalbatay in si deg deg ah dalkeeda looga saaro ciidamada Qaramada Midoobe
June. 29 (Jowhar.com)-Waxaa xarunta Qaramada Midoobay ka socda dood la xiriirta in la sameeyo waqti ciidamada Qaramada Midoobay ee nabad ilaalinta ah ay kaga baxaan dalka Mali, iyadoo dowladda Bamako ay dooneyso in aan dib loo dhigin ka…
Xasan Sheekh oo wadahadal gaar ah la yeeshay madaxda Turkiga, Qatar iyo Jabuuti
June. 29 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan, Amiirka dalka Qatar Mudane Tamiim Binu Xamad iyo…
Morocco oo safiirkeeda kala baxday Sweden kadib gubistii Kitaabka Qur’aanka
June. 29 (Jowhar.com)-Marocco ayaa u yeeratay safiirkeedii u fadhiyay dalka Sweden, iyadoo uu maqnaan doono muddo aan la cayimin kadib markii Arbacadii uu nin kitaabka Qur’aanka Kariimka ah ku jeexjeexay dabna ku qabadsiiyay bannaanka…
EU leaders discuss the Wagner uprising in Russia
In the wake of Russian strikes that left 12 dead in Kramatorsk, European heads of state and government will discuss the fallout from the failed uprising in Russia at a summit in Brussels. Follow hour by hour the development of the situation…
Malta’s parliament passes restrictive law allowing abortion for the first time
For the first time, voluntary termination of pregnancy is only allowed on the island of Malta in cases where the mother's life is in danger and the fetus is not viable. The text was adopted unanimously by parliamentarians, but…
A Koran burned in front of a mosque in Sweden, a provocation condemned by Rabat and Ankara
A copy of the Koran was burned by Salwan Momika, an Iraqi who fled his country to Sweden, during an authorized gathering in front of Stockholm's largest mosque on Wednesday. Turkey condemned an "unacceptable" act when Morocco recalled its…
Life imprisonment for a former Rwandan gendarme, on trial in Paris for genocide and crimes against…
Philippe Hategekimana, 66, naturalized French under the name Philippe Manier, was found guilty on Wednesday of genocide and crimes against humanity committed in Rwanda in 1994. This former senior gendarmerie officer in Nyanza, in southern…
Prigozhin in Belarus: a success that Alexander Lukashenko may regret
The Belarusian president multiplies the declarations to take credit for the peaceful solution found to the crisis in Russia by Evguéni Prigojine, the head of the Wagner group. He hopes to prove his worth in the eyes of Vladimir Putin, but…
Madaxweyne Xasan oo boqolaal shacab ah salaada ciida kula tukaday Muqdisho
June. 28 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo mas’uuliyiin iyo qaybaha kala-duwan ee bulshada kula tukaday salaadda ciidda masaajidka Isbahaysiga Islaamka ayaa dadka Soomaaliyeed iyo…