Browsing Category
NEWS
NEWS
UN iyo AU oo war kasoo saaray mustaqbalka ciidanka Burundi ee ka howlgala Soomaaliya
Jully. 03 (Jowhar.com)-Wakiilada Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ku ammaanay ciidamada nabad ilaalinta Burundi dadaalka wanaagsan ee ay ka wadaan Soomaaliya.
Dagaal markale ka qarxay maanta caasimada Suudaan ee Khartoum
July. 02 (Jowhar.com)-Dagaal ba’an oo u dhaxeeya ciidamada Suudaan iyo xoogaga RSF ayaa dib uga qarxay dhanka waqooyi ee magaalada Khartoum barqanimadii maanta.
Wadamada Muslimka oo shir deg-deg ah ka yeelanaya falkii ka dhacay Sweden
July. 02 (Jowhar.com)-Ururka OIC ayaa shir deg-deg ah isugu yeeray wadamada Muslinka waxaana shirkan looga hadlayaa sidii si wadajir ah tallaabo looga qaadi lahaa gubitaanka Qur’aanka Kariimka ee Arbacadii ka dhacday dalka Sweden.
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo la kulmay Ergeyga Midowga Afrika ee dalka Soomaaliya
Jully. 02 (Jowhar.com)-Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macalin Fiqi.
Taliyaha cusub ee CXDS oo safar deg deg ah ku tagay degmada Galcad, amarna siiyay ciidamada
Jully. 02 (Jowhar.com)-Taliyaha cusub ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa barqanimadii maanta gaaray deegaano kamid ah gobolka Galgaduud, halkaasoo ay difaacyo uga jiraan ciidamadda xoogga dalka.
Puntland oo gacanta ku dhigtay Shabaab qaraxyo ka fulin rabay maalinta ciida Gaalkacyo
Jully. 02 (Jowhar.com)-Puntland ayaa sheegtay iney gacanta ku dhigtay shabakad Al-Shabaab ah, kuwaasoo doonayay iney weerar Ismiidaamin ah ka fuliyaan waqooyiga magaalada Gaalkacyo.
Dowladda Soomaaliya oo si kulul uga hadashay go’aan kasoo baxay maxkamada Nairobi
Jully. 02 (Jowhar.com)-Sarkaal ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadlay lacag malaayiin ah oo maxkamad ku taal Kenya ay ku xukuntay dowladda Soomaaliya.
British Prime Minister Rishi Sunak says he was a victim of racism in his youth
Britain's first Indian-born prime minister, Rishi Sunak, told the BBC on Saturday how racism in his youth had "harmed" him. But he believes that the country has changed.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kumanaan ruux kula hadlay garoonka Stadium Muqdisho
Jul. 01 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo garoonka Muqdisho ee Kubadda Cagta kagala qeyb-galay kumannaan shacab ah, xuska sannad-guurada 63-aad ee xornimada iyo midnimada dalka.
Shil gaari oo ay ku dhinteen 48 ruux oo ka dhacay Kenya
Jul. 01 (Jowhar.com)-Ugu yaraan 48 qof ayaa ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay isgooyska mashquulka badan ee dalka Kenya,kadib markii gaari xamuul ah oo siday konteenar shixnad uu lumiyay koontaroolka Isgoyska Londiani, oo u dhow magaalada…
Mas’uul ka tirsan Maamulka degmada Ruun Nirgood oo ku dhintey qarax ka dhacay Daaru Nicma
Jul. 01 (Jowhar.com)-Qarax Miino oo ka dhacay deegaanka Daaru Nicma oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe ayaa sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax dhigey Taalada Daljirka Dahsoon
Jul. 01 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ubax lagu maamuusayo halgamayaashii u shahiiday halgankii xornimo doonka Soomaaliyeed maanta dhigay taalada Dajirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho.
Cali Guudlaawe;”Hirshabelle Ma aha xisbi la soo galo ama laga baxo”
Jul. 01 (Jowhar.com)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Cabdulaahi xuseen oo munaasbadda Xornimmada iyo Midnimada 1-da Luulyo awgeed ka hadlayay xalay magaalada Jowhar ayaa sheegay in Hirshabelle uusan ahayn xisbi laga baxo ama…
Ciidamo qeyb ka noqonaya dagaalka Shabaab oo tababar loogu soo xiray dalka Uganda
Jul. 01 (Jowhar.com)-Wadanka Uganda waxaa tababar loogu soo xiray ciidan fara badan oo ka tirsan kuwa loo xilsaaray xasilinta caasimadda, iyagoo soo bandhigay waxyaabaha ay soo barteen.
Madaxweyne Xasan oo ka qeyb galay xuska munaasabada 1da Luulyo
Jully. 01 (Jowhar.com)-Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu qabtay xuska sannad-guurada 63-aad oo ku aaddan markii ay gobollada Koonfureed xorriyadda ka qaateen gumeystihii Talyaaniga iyo midowgii gobollada Waqooyi iyo Koonfur ee Soomaaliya…
Madaxweynihii hore ee Brazil Bolsonaro oo laga mamnuucay siyaasada muddo 8 sano ah
June. 30 (Jowhar.com)-Maxkamadda sare ee doorashada Brazil ayaa cod aqlabiyad leh waxa ay ugu ugu codeysay in madaxweynihii hore Brazil Jair Bolsonaro laga mamnuuco inuu u tartamo xafiiska muddo sideed sano ah.