Fanaan Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Jarmalka
Mar 04(Jowhar)-Fannaankii Soomaaliyeed ee Mr.Qaadiro ayaa lagu diley magaalada Ditzingen ee dalka Jarmalka, sida ay werisey warbaahinta Soomaalida dalkaasi.Alle ha u naxariistee marxuumka waxa la sheegey in uu mindi ku diley nin!--more-->…