Madaxweyne Deni oo booqday askarta kusoo dhaawacantay dagaalka Daacish
Feb 06 (Jowhar) Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo booqday dhammaan Isbitaalada Boosaaso ee ay yaalan ciidanka kusoo dhaawacmay dagaalka lagu ciribtiriyo kooxda Argagixiso, ayaa mid mid ugu tagay, isagoo amray in Askari kasta oo…