Munaasabada Daahfurka Urur siyaasadedka Qaran oo lagu qabtay Muqdisho

May 13(Jowhar)Munaasabadan oo si heer sare loo soo agaasimay islamarkaana ay ka soo qeyb galeen Xubnaha Urursiyaasadeedka Qaran Dhalinyaro aqoonyahan Haweyn Waxgarad iyo marti sharf kale ayaa ujeedkeedu ahaa Daahfurka urursiuyaasadeedka,ansixinta Golayaasha iyo Dastuurka Urur siyaasadeedka

Ugu horeyn gudoomiyaha urursiyaasadeedka qaran ahana mUsharaxa xisbiga Porf Abdi momed kusow Ayaa hadal kooban ka jeediyey munasaabada isaga oo ku nuux nuuxsaday taariiqda Urursiyaasadedka Qaran iyo u jeedooyinka loo aasaaasay

ย Intaasi ka dib waxaa la guda galay ansixinta golayaasha iyo dastuurka ururka ย iyadoo gudoomiyaha xisbiga uu noqday Porf Mohamed abdi kuusowย  halka Xoghayhaย  loo doortay momed bashiirย  ibraahim kadib codeyn gacan tag ajh oo ay sameeyen xubnihiui ka qeyb galay

Martidii ka soo qeyb gashay ayaa hadalo kala duwan ka jediyey, waxaana kunaasabada soo xiray xoghayha xisbig.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More