SwedenToogasho wadareedkii ugu xumaa ee taariikhda Sweden ka dhaca ISkuul
Feb 04 (Jowhar)-Ilaa toban qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen toogashadii ka dhacday iskuul ku yaalla magaalada Örebro, taasoo uu Ra’iisul Wasaaruhu ku tilmaamay toogasho wadareedkii ugu xumaa ee taariikhda Sweden ka dhaca.Way!--more-->…