Xildhibaanada kasoo jeeda Jubaland oo mooshin horgeeyay baarlamaanka Soomaaliya
Mar 01(Jowhar)Dood adag ka socota fadhiga Golaha Shacabka JFS oo xildhibaannada Jubbaland ay horgeeyeen mooshin ka dhan ah Hey'adaha Amniga; iyaga oo dalbaday in la horkeeno Wasiirka Amniga iyo Taliyaasha Ciidamada, si ay wax uga weydiiyaan…