Wasaarada Caafimaadka oo hakisay canshuur ay soo rogtay kadib buuq ka dhashay
Feb 03 (Jowhar)Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa hakisay lacago ay kusoo rogtay in qof walba oo dalka ka dhoofaya uu qaato Buug caafimaad oo ay ku jiraan tallaalada socdaalka ee Duumada, Dabaysha iyo Qaaxada Maskaxda; iyada…