SOCOTU oo Heshiisyo Iskaashi la Gashay Ururrada Shaqaalaha ee Turkiga iyo Azerbaijan
Feb 24(Jowhar)Guddoomiyaha Xiriirka Guud ee Ururrada Shaqaalaha Soomaaliyeed (SOCOTU), oo maalmahaan safar shaqo ku marayay dalalka Turkiga iyo Azerbaijan, ayaa heshiisyo muhiim ah la galay ururo shaqaale oo ka howlgala qeybaha caafimaadka,…