SwedenToogasho wadareedkii ugu xumaa ee taariikhda Sweden ka dhaca ISkuul
Feb 04 (Jowhar)-Ilaa toban qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen toogashadii ka dhacday iskuul ku yaalla magaalada Örebro, taasoo uu Ra’iisul Wasaaruhu ku tilmaamay toogasho wadareedkii ugu xumaa ee taariikhda Sweden ka dhaca.
Netanyahu Set to Discuss Israel-Hamas Ceasefire with Trump
Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu is scheduled to meet with US President Donald Trump, marking the first visit by a foreign leader to the newly inaugurated US president. The duo is expected to discuss the delicate ceasefire in Gaza.
Five Injured in School Shooting in Sweden, Authorities Report
Swedish authorities have reported that five individuals were shot and injured in an incident at a school located in the city of Örebro, approximately 200km west of Stockholm, prompting a substantial response from emergency services.
Aadan Madoobe iyo James Swan oo ka wada hadlay xaaladda siyaadadeed ee dalka
Feb 04 (Jowhar) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u…
Former British Soldier Sentenced to 14 Years for Spying for Iran
A former British soldier has been sentenced to over 14 years in prison for collecting sensitive information for Iran and compiling the names of special forces personnel before briefly escaping from custody while awaiting trial.
Tirada Ajaanibta lagu dilay duqeyntii gobolka Bari oo 15 gaartay
Feb 04 (Jowhar) Duqeyntii ka dhacday Buuraleyda Calmiskaat ee gobalka Barri ee Puntland, ayna fulisay dawladda Mareykanka, ayaa la xaqiijiyey in lagu beegsaday xubno katirsanaa kooxaha Ajaaniibta ah ee halkaas kusugnaa.
Greek Prime Minister Urges Calm Following Strong Tremors in Santorini
Greek Prime Minister Kyriakos Mitsotakis has urged for calm following a series of seismic activities on the tourist island of Santorini, which have led to mass evacuations.
Shiinaha oo canshuur aargoosi ah kusoo rogaya Mareykanka
Feb 04(Jowhar)Xukuumadda Beijing ayaa sheegtay in ay canshuuro aargoosi ah ku soo rogi doonto alaabaha Mareykanka.
Hermoso Testifies in Rubiales Trial: ‘My Boss Should Not Have Kissed Me’
Spanish women's World Cup champion Jenni Hermoso addressed former soccer federation chief Luis Rubiales during his trial, stating that she did not consent to the kiss that ignited a nationwide outcry against sexism in sports.
One Fatality in Bomb Attack at Upscale Moscow Apartment Complex
One person has been reported dead and four others injured following a bomb explosion in the lobby of a luxury apartment building in Moscow.