Mareykanka oo dhaqan galiyay amarka joojinta adeegga Tiktok
Jan 19 (Jowhar)-Mareykanka ayaa dhaqan-geliyey joojinta adeegga TikTok, cabsi ammaankiisa uga qabo shirkaddan laga leeyahay Shiinaha darteed.TikTok ayaa gudaha Mareykanka ku leh ilaa 170 milyan oo macmiil kuwaas oo adeegsada aabka!--more-->…