Wararkii u danbeeyay wadahadalada xabad joojinta Gaza oo gabo gabo marayo
Jan 15 (Jowhar)-Dowladaha dhex-dhexaadinaya Israa’iil iyo Xamaas ayaa sheegay in qarka loo saaran yahay heshiis xabad joojin ah oo ka dhaqan gala Gaza iyo in la sii daayo la heystayaasha reer Isra’il ee ku jira gacanta kooxaha hubeysan ee…