Maxkamadda Ciidamadda oo soo saartay amar lagu soo qabanayo 14 qof oo loo heysto askartii lagu dilay…
Jan 02 ( Jowhar) Maxkamadda Ciidamadda Qalabka sida ayaa qaaday talaabadii u horeysay ee lagu soo qabanayo kooxda loo heysto iney ka danbeysay dilka askar kantirsanaa ciidanka xoogga dalka oo dhamaadka bishii hore si arxan darro ah loogu…