Taliska Maraykanka Afrika oo duqeyn ka fuliyay deegaan ku dhow Kismaayo
Aug 27 (Jowhar.com)-War saxaafadeed ka soo baxay taliska ciidamada maraykanka ee qaaradda Africa ee loo yaqaano Africom ayaa lagu sheegay in duqeyn xagga cirka ah oo ay qaadeen lagu dilay 13 dagaalame oo ka tirsan Alshabaab.Duqeynta oo!--more-->…